Wednesday, January 31, 2018

Buugga Abwaan Aadan Carab





Bahda jecel wax akhriska waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa buuggii aadka u qiimaha badnaa waa buuggii laga qoray Abwaan aadan carab

waxaa qoray Abwaan Idaajjaa

halkan hoose laga deg ( download)
gujji link ga
https://drive.google.com/file/d/1ipr0X_zdh0Z8trcWBdaG5ktu5q1sxj3z/view?usp=drivesdk

 mahadsanid
waxaa idiin soo gudbiyey walaalkiin
darwiish Anwar 

8 comments:

  1. Mahadsanid Darwiish Anwar. Guulayso geesi.

    ReplyDelete
  2. mahadsanid walaal,Darwiish Anwar

    ReplyDelete
  3. Waxaan joogaa hargeisa halkaa laga helikaraa hargeisa Adam carab buuga laga qoray ?

    ReplyDelete
  4. Please igu caawiya mesha laga helikarro

    ReplyDelete
  5. Ina adeer buuga xagee laga heli karaa?

    ReplyDelete
    Replies
    1. Information ka meesha laga heli karo iyo haday jirto cid laga heli karo intaba. Buugta Abwaan ku qora meel aan ka helno waanu waynay ina adeer

      Delete

waa ku mahadsan tahay sida uga soo falcelisay qoraalkan