Wednesday, January 31, 2018

Buugga Abwaan Aadan Carab





Bahda jecel wax akhriska waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa buuggii aadka u qiimaha badnaa waa buuggii laga qoray Abwaan aadan carab

waxaa qoray Abwaan Idaajjaa

halkan hoose laga deg ( download)
gujji link ga
https://drive.google.com/file/d/1ipr0X_zdh0Z8trcWBdaG5ktu5q1sxj3z/view?usp=drivesdk

 mahadsanid
waxaa idiin soo gudbiyey walaalkiin
darwiish Anwar