Tuesday, June 11, 2019
CARABTU MAXAY KAGA QAYB QAATEEN DAGAALKII 77 EE SOMALIA IYO ITOOBIYA DHEXMARAY ?
Dagaallkii 77 Ee Somalia iyo Ethiopia
- Dabayaaqadii bishii September. Waxaa Itoobiya ay ka heshay Yamanta koonfureed oy ula baxeen itoobiyaanku : Jaalle L.3 Guuto Tank T-34 iyo 200o Askari .
sidoo kale waxay Itoobiyaanku ay hub fiican ka heleen oy ku jiraan Diyaaraddo 18 MIG iyo Taankiyo T-34= 33 iyo Madaafiic 48 Dowladda ruushka oo shaqada galay bishii October.
Kuuba waxaa laga keenay 500 oo ah duuliyeyaal , Tankiste iyo Madaafiicley oo ku dagaalgasha Hubkan cusub .
Dhinaca kale #Jaamacadda_Carabta oo soomaalidu ay xubin ka ahayd laga soo soo bilaabo 14/12/1974 . waa ka hor saddex sano iyo todoba bilood , Waxaa ka soo baxay Baqq shirkoodii bishaan September ee wasiiradda arrimaha dibada JC " Jaamacadda Carabtu waxay Dhexdhexad ka tahay dagaalka ka dhex socda Somaliya iyo itobia, waxayna ku talinaysaaa in wadahadal wax lagu dhammeeyo " .
Baaqan wuxuu soomalida ku ahaaa filawaa iyo inaysan marna isku halleyn karin dalalka carabta guud ahaan
Buugga : Dagaaladdii Somalia iyo Ethiopia 1964 & 1977
Sayid Maxamed abdulle xasan ayaa 80 ka hor dagaalkaa wuxuu dhahay " Maandhow catowga igadaaa Carabi Waa Naagge "
Share lana wadaag asxaabtaada si u helaan Taariikhda Dalka
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
|
Recent Posts |
No comments:
Post a Comment
waa ku mahadsan tahay sida uga soo falcelisay qoraalkan