Posts

Showing posts from 2017

Warbixin cusub ayaa sheegtay in Facebook uusan u fiicnayn caafimaadka

Image
Inaad waqti badan aad ku jirtid baraha bulshada ayaa waxay kuu keeni kartaa masayr iyo inaad ku faraxsanaan waydo noloshaada, ayay sheegtay daraasaad cusub. Daraasaada ay samaysay Jaamacada Copenhagen ayaa sheegaysa in isticmaalka barta bulshada ay keenayso dareen masayr. Waxay gaar ahaan ka digtay dhibka ka imanaya fiirinta barta bulshada oo aan lahayn xiriirka. Daraasaadka ayaa ku talinaya in laga nasto barta bulshada. Daraasada oo ay ka qayb qaateen 1,000 qof oo u badan dumar, ayaa sheegtay in "isticmaalka badan ee barta bulshada sida Facebook ay kuu keenayso dhib caafimaadkaaga maskaxda iyo sida aad ugu faraxsan tahay noloshaada". 'Nolol qiyaali ah oo la isbarbardhigayo' Baarayaasha ayaa ka digay masayr iyo farxada oo yaraata markii aad fiirinaysid dadka kale sheekooyinkooda barta bulshada, oo ay keento " nolol qiyaali oo la isbarbardhigayo." Inaad dadka xiriir la samaysid oo aad kula hadashid barta bulshada ayaa wanaagsan, ayay sheegtay...

Facebook oo bilowday barnaamijka "iga yara aamus"

Image
Ma dhibsataa in aad aragto sawirro iyo waxyaabo badan oo ay soo daabacaan dad kala duwan ama shirkado iyo asxaabtaada aad taqaano? Hadaba waxaad u baahan tahay in aad isticmaasho barnaamijka cusub ee Facebook ay soo kordhisay ee ay u bixisay "snooze". Wuxuu kuu fududeynayaa in aad si ku meel gaar ah isaga joojiyo qofka aadan dooneyn in aad aragto farriimaha uu baahinayo. Shirkadda Facebook waxay sheegtay in macaamiisheeda ay u fududeyneyso in ay iska xiraan farriimaha saaxiibbadooda ama bogagga ay ku xiran yihiin. Fikradda waxay tahay in dadka Facebook isticmaala ay iyaga maaamulaan wararka ama sawirrada ay arki karaan. Waxaa suuragal ah in aadan arkin barnaamijkan cusub, balse waxaa badhankan ka heli kartaa dhanka sare ee midigta ee farriin kasta oo aad ku arkeyso Facebook-ga. Haddii aad badhankaasi ku dhufato, mardambe ma arkeysid waxyaabaha ay soo daabacaan dadkaas, bogagga ama kooxaha, muddada aad adiga dalbato in aad iska yara aamusiiso. "Waxaan maq...

Aaladda Instagram oo la sheegay inay u daran tahay caafimaadka maskaxda dhallinta

Image
Qiimeyn laga sameeyay dalka Britain ayaa lagu sheegay in aaladda Instagram loo aqoonsaday inay tahay tan ugu daran ee saameynta ku yeelatay maskaxda da`yarta marka loo eego aaladaha kale ee ay bulshadu ku wada xiriirto. Qiimeyntan oo ay sameysay waaxda ka shaqeysa caafimaadka bulshada ayaa lagu wareystay 1,479 qof oo da`doodu ay u dhaxeyso 14-24 si ay uga falceliyaan arrimaha la xiriira walaaca, walbahaarka, kelinimada iyo cago-jugleynta. Hay`adaha ka shaqeeya caafimaadka maskaxda ayaa ugu baaqay shirkadaha inay muhimad siiyaan badbaadada dadka isticmaalaya, ayna u sameeyaan hab lagu ogaan karo dadka ay la soo dersaan xaaladaha caafimaad-darro ee maskaxda. Shirkadda Instagram ayaa dhanka kale sheegtay in aaladdu ay leedahay habab ka caawinaya dadka sida loola tacaalo hanjabaadaha ugana digaya kahor inta aysan eegin arrimahaas. Boqolkiiba 90 dadka isticmaala aaladaha bulshadu ku wada xiriirto ayaa ah da` yar-sidaas darted waxay u nugul yihiin saameynta ay ku y...

Burcadda internetka ma afduuban karaan gaari?

Image
Shirkadaha baabuurta sameeya ayaa maalin kasta la imanaya farsamooyin casri ah oo baabuurta lagu horumarinayo, waxaana ka mid ah in baabuurta lagu xiro qalab ku shaqeeya internetka kaasi oo qofka u sahlaya in uusan ka bixin qadka uu waddada ka leeyahay, in baabuurka meel dhigo, in uu joojiyo baabuurka, iyo waliba in marka ay cilad ku timaado uu ogaado.  Balse waxaa sidaasi si la mid ah kordhey halista ah in baabuurka ay jabsadaan burcadda internetka, waxaana hadda suurtogal ah in adiga oo baabuurkaaga kaxaysanaya lagugu afduubto, laguna geeyo meel ka duwan meeshii aad u socotay. "Halista ugu weyn ee soo foodsaartay baabuurta wade la'aanta ah ayaa ah in qof meel kale jooga uu la wareego hoggaanka" ayuu yiri maareeyaha shirkadda samaysa baabuurka Telsa ee casriga ah Elon Musk. Musk ayaa ku adkaysanaya isticmaalka barnaamij dadka ka saacidaya in ay ka hortagaan halistaasi burcadda. Shirkadda General Motors ayaa waxa ay qorsheynaysaa in matoorada b...

( https://youtu.be/-YagxOvdjoA )HAL SIFO OO JACAYL DHAB AH LAGU ABUURO LAMMAANAHA

 Wxaa hubaal ah in aad ke heli doonto hddii aad daawato muuqaalkan hoose , run ahaantii waa qoys muslim ah oo ina baraya sida lammaanuhu ay u dhisi karaan jacayl buuxa  booqo link   https://youtu.be/-YagxOvdjoA https://youtu.be/-YagxOvdjoA

How to Organize Your Time Wisely

Image
Three Methods:  1 Identifying How You Spend Your Time 2 Avoiding Distractions 3 Using Your Time Efficiently We've all heard the complaints that there just aren't enough hours in the day to accomplish everything that needs to get done. A few basic organizational and time management skills can help you maximize the time you do have. Learn how to organize your time wisely to get more done in the time you have. Method 1 Identifying How You Spend Your Time 1. Keep track of daily activities. Monitor what you do on a daily basis and make a note of how much time you spend doing it. You might be surprised by how much time you actually waste throughout the day when compared to the actual amount of work you get done. [1] Remember to also keep track of mundane tasks, like making breakfast, cleaning the house, showering, etc. 2. Log all of your activities in a notebook. Once you have figured out what you do each day and how much time you spend doing i...

Sidee Ku Noqon Kartaa Qof Guulaysta Allena Kasbada

Guushu waa galladaha eebe bixiyo mid kamida waliba tan ugu mudan, waa muraayad uu qofku ka arki karo maxsuulka wixii uu qabsaday ama munaasibado uu mawluhu ugu talo galay inuu farxad ka maroojiyo. Waa mansab lagu muraaqoon karo miridho yar dabadood milicsiga arimo badanina ku minguuri karaan, waa muunad aaan cidna lagaga masuugi Karin iyo mahadhooyin xusid mudan oo farxad lagu majeerto. Inkasta oo muddo yar kadib ay murugo bedeli karto , taas oo uu qayb laxaad leh ka ciyaaro qoraalka Alle iyo nasiibka qofku Haseyeeshee dad badan oo aqoonyahanno isku sheega ayaa ku andacoonaya inuu qorshe guuleed iyo dadaal shakhsiyeed iyadoo fursadaha sidooda looga faaidaysanayo balse aanu jirin wax nasiib ahi, dadkuna markay dadaalaan fursaduna siday tahay uga faaidaystaan ee guul ay gaadhaan ay yidhaahdaan waa nasiib. Taas oo aan filayo in lagu kala fikir duwanaankaro wallow aanan anigu sidaaa la qabin waxanan u dayndoonaa akhristayaasha qiimaha leh. Fikradaha iyo wadooyinka lagu guul...

Hadaba waa maxay qabyaalad iyo qabiil?

Hadaba waa maxay qabyaalad iyo qabiil? Qabyaaladu waa hab Somalidu cadeeysatay oo ay mudo dheer ku soo dhaqmayeen kaas oo lagu amaanaayo qoys ama qabiil, qabiil kalana lagu yasaayo laguna caayaayo oo lagu fogeynaayo. Marka qabyaalada la’oogaayo waa marka larabo in qolo kale la dulmiyo laguna hamiyo jiritaanka qabiilka aad tahay oo qudha lagana diriro jiritaanka bulshada inteeda kale. Qofku malaha ma’adi uu isagu rumaysanyahay inay sax tahay iyo in nidaam bulsho oo kale midna ee wixii qabiil kiisa ka soo fula ayuunbuu sax u arkaa waxa umada kalena qalad ayuu u arkaa. Qabiil Qabiil waa koox bulshada ka mid ah kuwaas oo wadaaga abtirsiin kooban, waxaanay u si qaybsamaan Jilibo, Qoysas ugu danbayn waxaa kala baydha oo reero kala noqda laba Nin oo walaalo ah markay inama badan dhalaan ee inamadiina caruuro sii yeeshaan. Markastoo tirada abtirsiinta qoysku gaadho laba saddex awoow waxay isku badashaa jilib yar oo hoose, dadka walaalaha ahi markay guursadaan ee ay caruur...

13 Dhaqan Oo Ay Iska Ilaaliyaan Dadka Caqliga Badani.

1.Wakhtiga iskagama qaadaan qooma-mayn ,nolosha sida caadiga ah ma sahlana , waayaheedu wuu fara badan yahay , wixii ku dhaafay dib ha u  eegin , mustaqbalka ka fakar. 2.Cidkale in ay maskaxda ka qabsato way iska ilaaliyaan , Ra’yigooda iyo Maskaxdooda ayay ka socdaan , waxa ay awoodaan in ay dareen kooda iyo caadifadooda xakameeyaan. 3.Isbadalka kama baqaan , waxa ay jecel yihiin markasta in ay sameeyaan isbadal wanaagsan. 4.Dadaal badan kuma bixiyaan arrimaha aan ganatooda ku jirin;sida arrimaha dabiiga ah oo kale.Tusaale :Hadduu tukaanka aad wax ka iib sanayaan buuxo,dadaal badan kuma bixiyo sidii uu dadka oo dhan uga hormari lahaa. 5.Iskuma dayaan in ay dadka oo dhan raalli galiyaan, maxaa yeelay waa arrin aan suurto gal ahayn. 6.Waa qof khatarta u badheedha oo aan marnaba ka baqan,laakiin wuu xisaabtamaa  khatartana xadidaa. 7.Wixii la soo dhaafay ka sheekeyn tooda wakhti is kagama lumiyaan., wakhtigana iskama qaadaan. 8.Khalad laba jeer kuma...